Golaha Badbaadaba Hirshabelle oo u Mahad celiyay Madaxda Dowlada Federaalka iyo …

Gudiga Fulinta Golaha Badbaadaba Hirshabeelle, oo shir isugu yimid, uuna shir gudoominayay Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) ayaa u mahad-naqay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, iyo Amiirka Dalka Qatar Amiir Tamiim bin Xamad Aala Thaani. Mahadnaqaas oo ku aadan dhagax dhiga waddada Isku xirta Jowhar caasimada Maamul Goboleedka … Continue reading Golaha Badbaadaba Hirshabelle oo u Mahad celiyay Madaxda Dowlada Federaalka iyo …